Saxilnews.com
MUSHARAXA MADAXWEYNE EE XISBIGA KULMIYE IYO WAFTI UU HOGAAMINAAYO AYAA SI DIIRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DEGANADA XIMAN CAGARAY GUGUX GIDHAYS
August 7, 2017 - Written by Faysal Aadan

(saxilnews) waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna musharaxa xisbigaasi muj muuse biixi cabdi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey deegaanada ay ka midka yihiiiin

XIMAN , CAGAARAY , GIDHAYS ,GUGUX IYO SUUQSADE oo loogu sameeyey hadhimo sharafeed qaaliya

COMMENTS
Latest News