Saxilnews.com
Muran Ka Taagan Qaabka Loo Buuxinayo Kursi Ka Banaan Golaha Wakiilada Iyo Aragtida Sharcigu Qabo
June 11, 2019 - Written by editor

Muran Ka Taagan Qaabka Loo Buuxinayo Kursi Ka Banaan Golaha Wakiilada Iyo Aragtida Sharcigu Qabo

Hargeysa(saxilnews.com):-Muran ayaa ka dhashay cida buuxinaysa kursigii golaha wakiilada ee uu baneeyey alle haw naxariistee xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo dhawaan geeriyooday.

Murankan ayaa la xidhiidha qaabka loo buuxinayo kursiga ka banaanaaday golaha wakiilada, iyada oo uu jiraan shuruuc ka taala balse aanay xusayn qaabka hada loo buuxin karo.

Image result for golaha wakiilada somaliland

COMMENTS
Latest News