Saxilnews.com
MUNAASIBAD BALAADHAN OO LAGU XUSAYAY ISRA WALMICRAAJ AYAA LAGU QABTAY HUTEEL CARAFO EE DAGMADA ARABSIYO
April 24, 2017 - Written by Cabdiqani Deeq

(Saxilnews)Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay habeenkii qaaliga ahaa ee la dheelmiyay Xabiibkeenii Muxamed N.N.K H. munaasibadaasi oo kaqabsoontay Huteel carafo ee Magaalada arabsiyo,ayaa waxa kasoo qaybgalay Culimaaudiinta Dagmada Arabsiyood,Maamulka Dagmda,aqooyahan iyo dhalinyarada Reer arabsiyo munaasibadan ayaa ahayd mid siheer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ilyartu isqabatay,iyadoo ay kadhexmuuqdeen abwaano kaqiiraysiiyay dhamaan dadkii kasoo qaybgalay iyagoo nsi farshaxan ku dheehan yahay ugu sifeeyay gabayo munaasibada Isra walmicraaj.dhanka kale waxa iyaguna si qoto dheer uga hadlay Culimaa udiinta dagmada Arabsiyood oo ah Hormoodka Diinta ee dalka,munaasibadan lagu waynaynayay maalintii xabiibkeena loo qaaday samada islamar ahaantaana laynagusoo faral yeelay Shanta salaadood ee aynu tukano iyadoo laynoogusoo dhiibay xabiibkeenii muxamed ahaa iskusoo wada duuboo munaasibadan lagu xusaayay dheelmintii xabiibkeena ayaa sanad kasta lagu qabtaa arabsiyo iyadoo dagmadan caanka ku ah waxsoosaarka dalku ay hadana safka hore ka gashay barashada Cilmiga diiniga ah,waxaana makhraati ka ah sida balaadhan ee sanadkasta uhogaamiso munaasibadaha waawayn ee Diiniga ah iyadoo ay udheertahay in Arabsiyo ay sanadkasta kasoo baxaan arday meel sare ka gasha cilmiga diiniga ah;

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

 

COMMENTS
Latest News