Saxilnews.com
Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadlay Go’aamadii Laga Soo Saaray Khailaafka Xisbiga UCID
July 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Gudooamiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guraya ayaa ka hadlay sida uu arko go’aamadii ay gudida diiwaangalinta ururada siyaasadu kasoo saareen khilaafkii xisbiga UCID ee u dhaxeeyey labada garab ee ay kala hogaamiyaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharaxx Jamaal Cali Xuseen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News