Saxilnews.com
Mudaharaado Ka Taagan Muqdisho Iyo Maamulka Gobolka Oo Codsi Beerlaxawsi Ah U Diray Dibadbaxayaasha
April 13, 2019 - Written by editor

Mudaharaado Ka Taagan Muqdisho Iyo Maamulka Gobolka Oo Codsi Beerlaxawsi Ah U Diray Dibadbaxayaasha

Muqdisho(saxilnews.com):-Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay mudaharaado xoogan oo ka socda magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Eng Yariisow) iyo taliska ciidamada booliska ee soomaaliya Gen Bashiir Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dibad baxyada ay shigayaan shacabku iyaga oo ku baaqaya inay isdajiyaan dadweynaha mudaharaadka samaynayaa.

COMMENTS
Latest News