Saxilnews.com
Mudaharaadkii kasocday Degmada Sheekh Ku Fiday Guud Ahaanba Degmooyinka Dhinaca Bariga Ee Sheekh +Sawiro
July 25, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Mudaharaadkii Lagaga soo horjeeday Xukunkii shalay Maxkamada Ciidamadu Ku riday ragii ku eedeysnaa dilka Alle Ha Unaxariiste Marxuum Taliye Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf(Caseyr) ayaa ku fiday deegaamada Bariga kaga beegan degmada sheekh kuwaas oo wararka hada naga soo gaadhayaa sheegayaan in gabi ahaanba jidadka dhex mara degmooyinka Galoolay.Karaksharka Iyo qoyta dhagxaan lagu kala xidhay oo aanay jirin wax gaadiida oo jidadkaas marayaa sida idiinka muuqata sawirada oo ay noo soo direen Goob joogayaal ku sugan deegaamadaasi. waxaanu arintu umuuqataa in mudaharaadadan ka dhashay Xukunka lagu riday eedeysanayaashaasi in ay sababi doonaan isku dhac Ciidmada amaanka iyo bulshooyinka ku dhaqan deegaamadaas oo gadsoodsan.

gal1

gal2

 

 

COMMENTS
Latest News