Saxilnews.com
Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Sheegay In Cid Gaara Soo Abaabushay Mudaharaaadkan Ayn Sharciga La Tiigsan Doonaan
July 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Waxa maanta ka dhacay magaalada burco mudaharaad ay dhigeen dad kasoo horjeeday xukunkii maxkamada ciidamada qalabka siddaa ku  xukuntay dil 8 eedaysane oo la haystay dilkii taliye Casayr, gudoomiyaha gobolka togdheer ayaa sheegay in mudaharaaadkaasi ahaa mid ay soo abaabuleen dad gaara ayna sharciga la tiigsan doonaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News