Saxilnews.com
Mucjiso Daawo :- Wariye Cabdisalaan Hereri Oo War Bixin Ka Sameeyey Goobta Ugu Weyn Ee Uu Isku Yimaado Jinka Ku Nool Maamulka Puntland .
July 3, 2017 - Written by suxufi
Garoowe (Saxilnews):- Wariye Cabdisalaan Hereri oo ayaa waxaa uu dhawaan booqdey goob lasheegay in uu dega yahay isla markaana uu isk yimado jinka ku nool guud ahaan maamulka Puntland

 

Goobtan ayaa ku Taala Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland waxaana magaceeda la yidhaahda HALALOW IYO HAYBOOQAN , waxaana ka qodan saddex god oo dhaadheer , Saxafi Cabdisalaan Hereri ayaa arintan ka wareystay gudoomiyaha magaalada Qardho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News