Saxilnews.com
Miisaaniyad sanadeedka 2018 Oo Laga Dayrinayo Hanaanka Loo Soo Diyaariyay Iyo Mudada Mar Kale Lagu Soo Celinayo Golaha Wasiirrada (Hadhwanaagnews) Saturday, March 24, 2018 10:12:57
March 24, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com) Saturday, March 24, 2018 10:12:57
Isku dhex yaac badan ayaa laga soo sheegayaa Miisaaniyaddan,waxaanay arintaasi keentay in Wasiiradda dib loogu celiyo si ay wax ka badel iyo sixis

Hargeysa  (HWN) Shirkii Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ee Khamiislaha ahaa ee Doraad ee uu Gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa la horkeenay Miisaaniyad sanadeedkan Sanadkan 2018-ka waxaana dood-dheer iyo falanqayn ka dib la isla gartay inay Wasiiradu wakhti u helaan ay ku soo akhriyaan islamarkaana dib la iskula soo noqdo.

Inkasta oo aanay Madaxtooyaddu warbixin ka soo saarin hanaanka miisaaniyadaasi hawsheedu u socoto iyo sababta dib loogu dhigay ansixinteeda wakhti dambe iyadoo ay Xukuumadda Muuse Biixi muddadii ay jirtay oo imika Afar bilood afka la gashay ay ku shaqaynaysay bilaa miisaaniyad islamarkaana

 

COMMENTS
Latest News