Saxilnews.com
Mid Ka Mida Musharaxiintii Farmaajo La Tartamayay Oo Hargaysa Jooga Iyo Xukumadda Oo Aan Ka Hadal + Magaciisa Iyo Deeganka Uu U Dhashay
May 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews):- Mid ka mida musharaxiintii ku tartamay doorashadda madaxwaynaha ee somaliya ee lagu doortay madaxwayne Farmaajo ayaa ku sugan magaalada hargaysa.

Masuulkan oo magaciisa la yidhaahdo Axmed Maxamed Cabdi (Maal-diini) ayaa ka soo dagay garoonka diyaaraha ee magaaladda Hargaysa.

Masuulkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag.

Wali ma cadda sababta rasmiga ee ka dambaysay imaatankiisa maadaama uu aaminsan yahay Somali-wayn

Xigasho :-Hangoolnew.com

COMMENTS
Latest News