|
|||||
Saxilnews.com
Mid Ka Mid Ah Wasiirradii Maamulka Khaatumo Oo Geeriyooday
March 26, 2017 - Written by Abdisalaan HarirAddis Ababa (Saxilnews):- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma YaasiinAxmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.
Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday isla markaana uu u geeriyoodey
COMMENTS
|
Latest News
|