Saxilnews.com
Mid Ka Mid Ah Dawladaha Islaamka Oo Ku Dhawaaqdey Maalinta Ay Ciida Noqon Doonto
June 21, 2017 - Written by suxufi

 
Hargeysa (Saxilnews):- Dawlada Qatar oo ka mid ah dalalka Islaamka ayaa waxaa ay ku dhawaaqdeymaalinta ay ku beegan tahay Ciidul Fidrigu

Qatar ayaa sheegtay in Maalinta ciidu ay noqon doonto Maalinta Axda ah oo ay bishu ku beegan tahay 25.06.2017 isla markaana maalinta sabtida ay noqon doonto maalinta bisha ramadaan Ugu danbeysa .

Hadii ay Ciidu noqoto maalinta Axda waxaa ay noqoneysaa in bisha ramadaan ay ku dhamaatey 29 Cisho

 

COMMENTS
Latest News