Saxilnews.com
MAXKAMADA UGU SAREYSA DALKA ITOOBIYA OO LOO MAGACAABEY HAWEENAY
November 1, 2018 - Written by editor

Addis Ababa(saxilnews.com)-Markii ugu horaysay taariikhda ayaa Maxkamadda ugu sarraysa Dalka Ethiopia loo dhiibay haweenay.

 

Raysal waraaha Ethiopia ayaa haweenay lagu magacaabo Meaza Ashenafi, u magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare.

 

Dhawaan ayaa Ethiopia markii ugu horaysay haweenay u dooratay madaxweyne inkasta oo aan jagada madaxweynuhu Awood badan ka lahayn dalkaasi.

Image may contain: 1 person, smiling, closeup

COMMENTS
Latest News