Saxilnews.com
MAXKAMADA GOBOLKA MAROODIJEEX OO BULSHADA U SOO BANDHIGTAY GAADHI AY XARAASHAYSO.
April 11, 2019 - Written by cali abdilaahi

Hargeysa(Saxilnews.com)-maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa shaacisay inay xaraashayso gaadhi noociisu yahay iska rogo wiish oo lambarkiisu yahay SL NO 71984 oo ay leedahay shirkada Bare Fuel Station

COMMENTS
Latest News