Saxilnews.com
Maxkamad Ku Taalla Magaaladda Delhi Ee Dalka India Oo Go’aamisay In Aan Lo’da La Qali Karin + Sababta
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Maxkamad Ku Taalla Magaaladda Delhi Ee Dalka India Oo Go’aamisay In Aan Lo’da La Qali Karin + Sababta

Maxkamadd ku taala dalka India ayaa go’aan ka soo saartay qaliinka lo’da waxaanay go’aamisay in aan lo’da la qalin karin.1485526497959145700

xukunkan oo maanta soo baxay ayaa waxa ka hadlay dadweynaha dalkaasi kuwaas oo qaarkood ku tilmaamay in ay tahay sharci aan loo dul qaadan karin.

dadka aan diinta islaamka aaminsanayn ee Dalka India ayaa caabuda lo’da waxaana dhacdadii ugu dambaysay ay ahayd ka dib markii nin muslim ah lagu xukumay aduun lacageed ka dib markii la soo eedeeyay in uu qalay sac.

COMMENTS
Latest News