Saxilnews.com
Maxkamad Ku Taala Magaalada Qaahira Oo Xukun Cusub Ku Riday Madaxweynihi Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarik
March 3, 2017 - Written by suxufi

Qaahira (Saxilnews):- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarik oo xabsi ku jira ayaa waxaaxukun cusub ku riday maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee dalka Masar

 

Maxkamada ayaa waxaa ay maalintii Khamiistii ku dhawaaqdey in madaxweyne Xusni Mubaarik wax danbi ah aanu laheyn isla markaana uu tagi karo meel kasta oo caalamka ka mid ah

Madaxweyne Xusni Mubaarik aya awaxaa la xidhay sanadkii 2011

 

COMMENTS
Latest News