Saxilnews.com
Maxay Xukuumadu Kaga Jawaabtay eedaymihii Mucaaradka ee Shalay
April 5, 2015 - Written by admin

Borama (Saxil News.com)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi maxamed daahir Cukuse oo xiligan socdaal shaqo ku jooga Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay labada xisbi mucaarad maalintii shalay u soo jeediyeen Xukuumada iyo Golaha Guurtida.

COMMENTS
Latest News