Saxilnews.com
Maxaad Ka Ogtahay Deked Cusub Oo Laga Hirgelinayo Meel 30KM Dhinaca Galbeed Ka Xigta Magaalada Berbera
April 19, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Booqosho ay saxaafadu ku tagtay deeganka xeedho ee gobolka saaxil ayaa manta ma qudha ku naxay dhismaha dekeda dhamaad ku dhow oo laga hirgelinayo agaagaarka deeganka xeedho

dhismaha dekeda ayaa lagu bineeyey Carada Adaga Iyo Dhaqax Iyadoo La Buuxiyey Masaafo Gaadhaysa Ku dhawaad Ilaa 1km  Oo Dhinaca Badda Ah waxaana Dhismaha dekedani Ayaa La sheegay inuu iska leeyahay Ganacsade Cabdiqaadir Xaashi Maulkiilaha Hotelada Maansoor Ee Somaliland

 

Ganacsadaha  ayaa lA Sheegay Inuu Dhismahani Ugu Gabaday Inuu Hotelo Ka Dhiso Xeebta Galbeed Ee Berbera Taasina Waxay Keentay Inuu Gudaha Ugalo Isla Markan Si Badheedh Ah U dhisto Badda Dhexdeed Oo Ka Mumnuuc ah Inuu Qof Shicib Ah Uu Dhisto

 

Ganacsadaha ayaa Magaalada Berbera Ku Leh Hotelo Sifo Sharci Darro Ugalay Beach Batalaale Ee Xeebta Bari Ee Magaalada Berbera , Dhismaha Dekedani ayaa Ah Mid Kasoo Horjeeda Degista Xeebaha Iyo Sida Uu Qoraayo Dastuurka Somaliland

 

Waxaana Cad Inuu Dastuurka SOmlailand uu Mamnuucayo In Xeebaha Looga Dhawaado ilaa 100 M

Ilaa hada waxba Kama Og Maamulka Gobolka Iyo Dekeda Magaalada Berbera Binada Dekeda Laga Barbar Wado Dekeda Caalamiga ah Ee Berbera Taasi Waxay Ka Turjumaysa Gudasho La,aanta Xilalka ay Qaranka U Hayaan

 

Lasoco Warbixintan Oo Dhamaystiran

COMMENTS
Latest News