Saxilnews.com
Maxaa Ku Duugan Kusiga Xoghayaha dawlada Hoose ee Berbera, Afar Nin Ayaa Soo Maray Illaa Intii Golayasha Degaanka Lasoo Dooranayay
March 31, 2018 - Written by indho indho

Berbera(Saxilnews.com)
Maxaa Ku Duugan Kusiga Xoghayaha dawlada Hoose ee Berbera, Afar Nin Ayaa Soo Maray Illaa Intii Golayasha Degaanka Lasoo Dooranayay

Maxaa Ku Duugan Kursiga Xoghayha Dawlada Hoose ee Berbera, Lagasoo Bilaabo Intii Somaliland ku dhacday Dhabaha Dimuqraadiyada ee Doorashooyinka Xorta ah Lana Soo Doortay Golayaasha Degaanka waxaa Isaguna Miisaan Yeeshay Kursiga Xoghayaha oo Matalaya Awoodii dawlad Dhexe,

Golayaasha Degaanka Mudo labo Jeera Ayaa Lasoo Doortay Somaliland , Degmada Berbera waxaa Mayor ka Noqday Afar Xildhibaan, cabdale maxamed carab, Cabdi Jaamac Musbaar, Alle ha u Naxariisto e Siciid Cartan, Cabdishakuur Maxamuud xasan Cidin, Waxaana xusid Mudan In Ex Mayor cabdale labo Jeer Xilkaa qabtay,,Halka Xog haye Aay kazoo Noqdeen Afar ,Nin, oo kala ah,

Rashiid Aw xasan,

Cali Maxamed Cilmi ,

Suhayb maxamed cali

iyo Xoghayaha Iminka fadhiya Cabdikariin Aadan Cade,

Hadba waxa

 

COMMENTS
Latest News