Saxilnews.com
Masuuliyiiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer,Cuqaal Iyo Waxgarad Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadda Somaliland Kula Kacday Wariye Axmed Muuse Sakaaro Oo Ku Xidhan Burco
September 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee gobolka togdheer,cuqaal iyo waxgarad shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada burco ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday wariye Axmed Muuse Sakaaro oo ku xidhan magaalada burco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News