Saxilnews.com
Masuul Uu Dhawaan Xil U Magacaabey Madaxweyne Farmaajo Oo Is Casilay + Sababta 
March 3, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (SaxilNews):- Warar lagu kalsoon yahay oo shabakada Ilaysnews.com ka helayso madaxtooyada dalkaSomaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in uu xilkii iska casilay Madaxii Hab Maamuuska ama Protocol-ka Madaxtooyada Somaliya Muddane Siyaad Maxamuud Shire .

Image may contain: 1 person, sitting

Si cad looma oga sababta uu isku casilay masuukani balse waxaa warkani uu si rasmi ah u soo shaac baxay markii uu Siyaad iskaga dhoofay magaalada Moqdisho

Waxaana wararku sheegayaan in masuulani uu dib isaka noqdey qunsilkii Soamliya u fadhiyey magaalada Jeddah oo uu hore xilkaasi u hayey

Sidoo kale sababta uu xilkan iska casilay ayaa waxaa ay xoguhu tibaaxayaan in is casiladiisa ay ka danbeysay ka dib markii uu ku hungoobey xil wasiirnimo oo hore loogu balan qaadey wakhtigii olalaha balse iminka loo wado nin ay isku beel yahiin oo lagu magacaabi Cali Ciise horena uga soo shaqeeyey haayada IMF

COMMENTS
Latest News