Saxilnews.com
Masul mise waji kuma macash in Badan Hoday Barbaarta Berbara !
September 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Masul mise waji kuma macash in Badan Hoday Barbaarta Berbara !
dabayaaqada bisha October waxa Hargeisa Stadium si rasmiya uga furmaya wareegii labaad ee ciyaaraha Gobolada Sonaliland. gobol walba waxa ka socdo diyaar garaw garoomada magaalooyinka waa weyn waxa ka socda alaamito iyo tabbabaro ay macalimintoodu u sameynayaan Ciyaaryahanada, Nasiib daro se Gobolka Saaxil ayaan warkaa lagaba hayn iyadoo sababta u weyna lala xidhiidhinayo Isuduwahii shaqadan qabban lahaa oo kaga mashquulay guulwadeyn iyo daba socodka urur sharciyadiisu muran ka dhalisey gobolka. Ciyaartoyga gobokka Saaxil ayaa waxa la soo dersay jaahwareer iyo cabsi ayna garaneyn waxa ay ku dambeyndoobto maadama hogaankoodii ciyaaruhu Mr.Shaafici oo marka horeba aan looga barran guul iyo hogaamin wanaagsan ku dhawaad 29 sano oo hor jooge u ahaa, ayaa hataan gebi ahaanba u xuub siibtey eryashada dhaameelka lagu qaato waji ku maacshka caanka ka noqdey magaalada Berbera. iyadoo marmarka qaar aad is odhanayso ma masul Ba mise waa waji kuma casha? Bashir.A.A@gmail.com

COMMENTS
Latest News