Saxilnews.com
Mareykanka Oo Joojinaya Barnaamijka Bakhtiyaa-Nasiibka + Sababta 
November 2, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

USA (Saxilnews):- Madaxweynaha Dowlada Mareykanka Donald Trump, ayaasheegay inuu kala shaqeyn doono Koongareeska sidii loo joojin lahaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ee sanad walbaa ay kumannaan ruux ku yimaadaan Mareykanka.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki la sheegay in ninki Talaadadi baabuurka dadka ku jiirsiiyay gudaha magaalada New York uu ku yimid barnaamijkaasi loo yaqaano Lottery Visa.

 

 

COMMENTS
Latest News