Saxilnews.com
Magaca Iyo Beesha Uu Ka Soo Jeedo Xildhibaan Aqalka Sare Ee Somaliya U Matalaya Beelaha Somaliland Iyo Codadka U Helay.
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Muqdisho(Saxilnews) Wiil dhalinyaro ah kana mid ahaa musharixiinta u taagan xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya, ahna musharixiintii u matalayay Somaliland kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa ku guuleystay doorashada aqalka sare.waxaanu ka soo jeedaa beesha Samaroon

Wiilkan oo lagu magacaabo Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa ku soo baxay doorashadii maanta,isaga oo ka guuleystay saddex musharax oo kale oo isaga la tartamayay.

Saddexdan musharax ee la tartamayay ee uu ka guuleystay oo kala ah:—

Xuseen Ceelaabe Faahiye

Maxamed Aadan Waabari

Axmed Cabdi Faahiye

Waxaanu wiilkani helay cod dhan 39 sidaasi ayaanu ugu soo baxay kursiga aqalka sare.

Mar dhaw la soco xubnaha laba xildhibaan oo mardhaw la dooran doono

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News