Saxilnews.com
Magaalada Oodweyne oo si wayn loogu xusay maalinta Nadaafada Somaliland+Sawiro.
April 7, 2015 - Written by muuse xaasi

Oodweyne(Saxilnews) Iyadoo ay manta ku beegnayd  7 /bisha 4 aad  oo ahayd maalinta loo aqoonsaday  maalinta nadaafada Somaliland ayaa shacabweynaha ku dhaqan magaalada oodweyne ee xarunta gobolka daadmadheedh  si wayn isugu soo baxeen si loo dhaqan galiyo wareegtadii uu hore  soo saaray wasiirka arimaha Gudaha  waxayna dadweynaha magaalada odweyne oo ay horkacayaan maamulka gobolka iyo  ka degmadu  si wayn unadiifiyeen  goobaha uu yaalo qashinku ee xaafadaha magaalada  ,waxa sidoo kale iyaguna ololahan saaka si wayn uga qaybqaadanayay dhamaanba laamaha wasaarada ururada bulshada   ciidamada booliiska , iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

.vlcsnap-2015-04-07-18h47m32s187 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h47m12s244 - Copy

Masuuliyiin tira badan oo ay ka mid ahaayeen gudoomiye ku xigeenka gobolka daadmadheedh Maxamuud Cali Axmed (Jubba)iyo  ,duqa degmada  oodweyne Cabdixakiin Nuur Muuse oo goobahaasi bulshada kala hadlay ayaa ku dheeradaayay  ololahan iyo ahmiyada uu u leeyahay bulsha iyo guud ahaan magaalada Oodweyneba iyagoo masuuliyiintani xusay inay joogtayn doonan ololaha nadaafada maalin kasta oo arbaca ah.

Ugu danbayntii oloalan nadaafa ee manta ayaa hadii uu sii socdo noqon doona  mid wax  wayn ka badala bilicda iyo caafimaadka bulshadaba.

vlcsnap-2015-04-07-18h44m50s54 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h45m59s23 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h45m05s244 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h45m17s103 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h46m08s96 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h45m32s3 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h45m49s181 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h46m47s238 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h46m27s54 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h46m17s217 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h48m26s203 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h48m01s241 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h48m35s52 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h47m32s187 - Copy vlcsnap-2015-04-07-18h47m12s244 - Copy

 

Saxilnews.com

Oodweyne/Office

COMMENTS
Latest News