Saxilnews.com
Magaalada Laasa-Cood Oo Xaaladeedu Kacsan Tahay Askari Ciidanka Milatariga Ah Oo Lagu Dilay Cidda Dishay
June 1, 2017 - Written by suxufi

Sool(Saxilnews)- Magaalada laasacaanood ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay Khasnajigii Ciidanka Milatariga ee ku sugan Dagmadda Taleex.

Marxuunka ayaa magaciisa la yidhaahdaa CabdiCasiis Aadan Cige waxaan dilay sida warar hor dhici noo xaqiijiyeen koox dablay ah oo aano ahaan marxuunkan u dishay

Goobta lagu dilay marxuunkan ayaa ah dhinaca Ex Kaantarool ee dhinaca galbeed ee magaalada laasacaanood.

Ciidanka booliska iyo ciidanka milatariga ayaa dad badan u qabtay dilka marxuunka.

Magaaladda laasacaanood ayaa markale gashay jawi cakiran

Waxii warar soo kordha Saxilnews.com kala soco

COMMENTS
Latest News