Saxilnews.com
Madaxwaynaha Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan U Magacabay Agaasimaha Guud Ee Wasarada Maaliyada Somaliland
December 31, 2018 - Written by shiine caynaba

Berbera(Saxil.News.com) Madaxwaynaha somalailnd mudane muuse biixi cabdi ayaa maanta agaasimaha guud ee wasarada horumarinat Maaliyada somaliland U Magacabay Maxamed Cabdi Guraxn
Maxmaed Cabdi gurxan ayaa waxa uu hore u soo noqday maamulaha kastamka berbera ,
maxamed cabdi gurxan ayaa waxa uu hadda u shaqayn jiray shirkada Maamusha dekada berbera ee DP Word Waxa ana uu shirkada u qaabilsanaa madaxa isku xidhka dadwaynaha iyo shirkada dp.word
masuulkan ayaa aqoon dheer u leh wasarada maaliyada waxana uu wax badan ka badali doonaaa wasaradaaas

by cabdirisaaq Qaasin
Berbera Somaliland

COMMENTS
Latest News