Saxilnews.com
Madaxweyne yaanay Kula Xumaan Mucaaridku waa Taad Shalay Soo Martee
May 12, 2015 - Written by admin

Gabiley (Saxil News.com)-Horaa loo idhi “Geel Laba Jir Soo Wada Mar “ waxaan maahmaahdan uga socdaa waxa dalkeena Somaliland ka jira loolan siyaasadeed oo ah mucaarid iyo muxaafid loolankaa oo keenay mudo kordhin dheeraad ah oo uu madaxweyne axmed maxamed maxamuud “siilanyo “ loogu kordhinayo Talada talka inta uu hayo .

Hadaba Hadaynu dib u eegno wakhtigi uu MAdaxweyne ahmed siilanyo ahaa Mucaaridka Waxa uu KU Doodi JIray Lama Kordhin Karo inta uu madaxweyne daahir riyaale xilkiisi kaga Dhamaaday Lknse Waa loo Kordhiyey waxa uu odhan jiray hadii ay gaadho 26june waxaad u talisaa islaantaada ee uma talisid dalka , Hadii ay Gaadho Wakhtiga Doorashada Dalka iyo Dadkaan Baabiinaynaa , Marka ay Gaadho Wakhtiga Doorashada Guriga Madaxtooyada Dhangad ayaanu Kaga Soo saari . yaanay markaa siilanyo la xumaan dareenkay aay wadaan xsiyada mucaaridka ah ee wadani , Ucid madaxweyne adba shalybaad Hanjabaad Waday markaa Waxa la idhi Geel Laba Jir soo Wada mare hadaad Kasoo Gudubtay Oo Cod.

AYaamahan u Danbeeyey Waxa Jiray Dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo Xisbiyada mucaaridka iyo Xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye Isku Diidanaayeen Mudoo Kordhinta loo Samaynayo Xisibiga Haatan Dalka Haya Ee Kulmiye Waxa jirtay in gudoomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxmaan ciro ahna Gudoomiyaha Xisbiga wadani Uu Ka Biyo Diiday in uu Saxeexo Mudo KOrdhin ah 1Sano iyo 10 bilood Oo uu Ugu Baaqay Taageerayaashisa in La dhigo Mudahaaraad Salmi ah Lknse Shacabka oo Dhagba u Dhigi waayey Hadalkaa ka soo Baxay gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdirahman Ciro Oo ay Ka Biyo Diideen Dadweynuhu .Waxa mudoo Kordhin ah 1Sano iyo 10 Bilood Ay ku dhawaaqeen Golaha GUurtida Somaliland ee Uu Gadhwadeenka ka Yahay Saleebaan Gaal

Waxa uu is taahilaa Madaxweyne siilanyo In La idhaahdo Hadii ay gaadho 26 june waxaad xukuntaa aamina waris ee ma xukuntid dalka .

 

 

Farhan Abdi
Email:Gabiley90@gmail.com
Tell:”0633449547

COMMENTS
Latest News