Saxilnews.com
Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Xalay Moqdisho Dhoolatus Ku Sameeyey Una Awood Sheegtey Musharaxiinta Dhigiisa Ah + Sawiro
January 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha dawlada Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ahna musharaxu taagan xilka madaxtinada dalkaasi ayaa waxaa uu habeenkii xalay ahaa magaalada Moqdisho ku sameeyey dhoolatus ka nixiyey musharaxiinta dhigiisa ah .

Image may contain: 12 people, people standing

Madaxweyne Xassan ayaa dholatuskan uu sameeyey waxuu ahaa ka dib markii 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee dalkaasi uu casuumad u sameeyey isla markaana uu muujiyey taageerada iyo awooda uu xildhibaanada ka hayso .

 

Waxaana kulankan ka dhex muuqday taageerayaashii Shariif Xasan ee horay codka u siiyay C/rashiid Xidig oo horaantii bishan looga guuleystay doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Image may contain: 4 people, closeup

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 7 people

Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, on stage

Image may contain: 1 person, suit

 

COMMENTS
Latest News