Saxilnews.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Hargeysa Ku Soo Jeeda Iyo Wakhtiga Uu Ku Soo Beegan Yahay
March 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):-n Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ooin muddo ah safar nasasho ah ugu maqnaa dalka Ingiriiska, ayaa la filayaa inuu maalinta Berri oo jumce ah dalka dib ugu soo laabto

Image result for Siilanyo Oo Dhoofay

Madaxweyne Siilaanyo ayaan weli ka hadlin mudaharaadka London iyo muddo-kordhinta loo sameeyey xukuumadiisa

 

Sidoo kale waxaa lagu wadaa inuu ka hadalo madaxwenuhu muddo kordhinta ay guurtidu sameysay iyo Mudaharaadkii ka dhaacay London waa haddiiba warbaahinta loo oggolaado inay su’aalo weydiiso.

COMMENTS
Latest News