Saxilnews.com
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI OO XAFIISKIISA KU QAABILAY MADAXWEYNIHII SADDEXAAD EE SOMALILAND DAAHIR RAYAALE KAAHIN + SAWIRRO
December 27, 2017 - Written by editor

Hargaysa:-(saxilnews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ay wehelinayeen, Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), kulankaasi oo ahaa salaan iyo bookhasho ah.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, waxa kulan bookhashada ah ku wehelinaayay Cawil Cali Ducaale iyo Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo Wasiiro ka soo noqday Xukuumadiisi.

COMMENTS
Latest News