Saxilnews.com
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Goor Dhawayd Safar Ugu Baxaya Wadanka UAE
March 13, 2018 - Written by indho indho

Hargsa(Saxilnews.com) Tuesday, March 13, 2018 12:44:13
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Goor Dhawayd Safar Ugu Baxaya Wadanka UAE

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay goor dhaw safar ugu baxaan wadanka isku taga imaaraadka carabta.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee madaxweyne Muuse Biixi ku tago wadanka UAE oo uu marti qaad rasmi ah ka helay.

Safarka madaxweyne Muuse Biixi iyo weftigiisa ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay meel adag marayso xaraarada siyaasadeed ee ka dhalatay heshiiska ay shirkada DP World ku maal galinayso dekeda Berbera ee ay qaybta ka yihiin wadamada somaliland iyo Itoobiya.

Weftiga madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filayaa inay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta wadanka UAE iyo

 

COMMENTS
Latest News