Saxilnews.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Ka Dhex Hilaacay Goob Aan Laga Fileyn + Sawiro
January 11, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaauu saaka booqasho lama filaan ah uu ku tagtey xarunta dawlada hoose ee magaalada Hargeysa .

 

Madaxweyne ku xigeenka oo ay wehelinayaan wasiir ku xigeeno iyo masuulyiin kale oo ka tirsan mashruuca JPLG ayaa waxaa ay kulan la yeesheen masuulyiinta dawalda hoose

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, suit and text

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 8 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 5 people

 

COMMENTS
Latest News