Saxilnews.com
Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Edmonton Ee Dalka Cenada
April 28, 2015 - Written by admin

Edmonton  (Saxil News.com)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu  soo dhaweeyay Magaalada Edmonton  ee dalka Canada oo uu booqasho shaqo ku marayay.

COMMENTS
Latest News