Saxilnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Saaka Ka Anba Baxaya Moqdisho Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo .
April 9, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (SaxilNews):- Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa la filayaain uu saaka ka anba baxo magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya.

Image result for farmaajo oo ka dhoofay

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu safar ku tagi doono dalka imaraadka carabta oo uu marti qaad ka helay isla markaana ay ka wada hadalaan heshiisyo ganacsi iyo mid ciidan oo dalkaasi la galay Somaliland iyo Puntland .

 

Dawlada Somaliya iyo Imaraadka ayaa la sheegay in aanu  mudooyinkii ugu danbeeyey aanu fiicneen xidhiidhka ka dhaxeeya

Lamana saadalin karo safarkan uu Farmaajo ku tagaayo dalkaasi waxuu ka bedeli doono heshiisyada Imaraadku la galay Somaliland iyo Puntland iyo sidoo kale xidhiidhka Somaliya iyo Imaraadka

COMMENTS
Latest News