Saxilnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeyb Galay Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Galmudug +  Sawiro 
May 29, 2017 - Written by suxufi

Cadaado (Saxilnews):- Madaxweynaha Dalka Somaliya Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaauu maanta ka qeyb galay caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Muddane Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

 

Madaxweyne Farmaajo waxaa garooka diyaaradaha cadaado ku soo dhaweeyey madaxweynaha maamulka Galmudug Mr Xaaf iyo masuulyiin kale .

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Caleemo Saarka madxweynaha cusub ee Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotey maamul gobaleedyada Somaliya iyo masuulyiin ka socota beesha Caalamka

Image may contain: 4 people, people standing, beard and suit

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 14 people, people sitting

Image may contain: 6 people, people standing and suit

COMMENTS
Latest News