Saxilnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baaqday Safar Uu Ku Tagayey Qatar, Xafiiskiisa Shaqada U Wareejiyey Wasaarada Gaashaandhiga
March 18, 2018 - Written by indho indho

Hargsa(Saxilnews.com)
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baaqday Safar Uu Ku Tagayey Qatar, Xafiiskiisa Shaqada U Wareejiyey Wasaarada Gaashaandhiga

Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa baajiyey socdaal uu ku tagi lahaa dalka Qatar.

Madaxweyne Farmaajo ayey wararku sheegayaan inuu safarkiisa dib ugu dhigay sababo la xidhiidha khilaafka adag ee ka taagan golaha shacabka iyo xukumada raysal wasaare Khayre.

Madaxweyne Farmaajo ayaan ilaa hada ka hadal khilaafka ka dhex taagan golaha shacabka iyo xukuumada, isaga oo aan wali wax talaabo ah qaadin isla markaana aan fara gelin ku samayn dhinacyada is haya.

Dhinaca kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa xafiiskiisa shaqada u so wareejiyey xarunta wasaarada gaashaandhiga, tan iyo wakhtigii uu soo shaac baxay khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka iyo

 

COMMENTS
Latest News