Saxilnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Qatar Booqday Shiikh Soomaaliyeed Oo Caan Ah + Sawiro / Muuqaal 
May 26, 2017 - Written by suxufi

Doha ():- Madaxwaynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi (Farmaajo) ayaa BooqashoSharafeed ugu tagay Sheekh Cabdurashiid Cali Suufi, Masaajidka uu Iimaamka ka yahay ee ku yaalla magaalada Doha ee dalka Qadar.

Sheekh Cabdirashiid ayaa Halkaasi ku soo dhoweeyay Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa waxayna la Tukadeen Salaadda Makhrib, iyagoo iska xog waraystay xaaladda dalka uu Marayo iyo halka ay Xukuumadda Soomaaliya Hiigsanayso sanadaha soo Socda.

Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 2 people, people standing, suit and wedding

Sheekh Cabdirashiid ayaa Madasha ka soo jeediyey Farriin Qiimo badan iyo Dar-daaran, isagoo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qabsadaan xadhiga ALLE.

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa wuxuu Caan ku hayay codka uu alle Hibada u siisay ee akhrinta Qur’aanka Kariimka, wuxuuna ka mid yahay Culimada ugu caansan dalalka Islaamka.

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 4 people, people standing

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News