Saxilnews.com
MADAXWEYNE DONALD TRUMP OO BOOKHDAY XUDUUDA MARAYKANKA IYO MEXICOArizona
August 23, 2017 - Written by cabdirashiid Mubarik
MADAXWEYNE DONALD TRUMP OO BOOKHDAY XUDUUDA MARAYKANKA IYO MEXICOArizona:-(saxilnews.com) Madaxweynaha dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa booqday goobaha laga ilaaliyo xuduudda ee gobolka Arizona, oo xuduud la wadaaga dalka Mexico.

In this March 31, 2017, photo, President Donald Trump listens during a meeting with the National Association of Manufacturers in the Roosevelt Room of the White House in Washington. Slim majorities of Americans favor independent investigations into Trump’s relationship with the Russian government and possible attempts by Russia to influence last year’s election according to a new poll by The Associated Press-NORC Center for Public Affairs Research. (AP Photo/Evan Vucci)

Safarka uu Madaxweyne Trump ku tegey gobolka Arizona shalay Salaasadii ayuu doonayaa inuu culays ku saaro inuu ogolaansho uga helo aqalka Congresska, lacag uu ku dhiso gidaarkii ama derbigii uu wakhtiga dheer ballanqaadayey, kaas oo haatan qayb ahaan ka jira xuduudda Maraykanka ee dhinaca Koonfur Galbeed.

Intii uu ku sugnaa magaalada Yuma, wuxuu Madaxweyne Trumo soo booqday xarunta Kastamada iyo ilaalada xuduudda si uu u soo arko qalabka ay u isticmaalaan ilaalinta xuduudda iyo dadka ka soo gudbaya, wuxuuna shaqaalaha goobtaas ku sugan la qaatay kulan albaabadu u xidhnaayeen.

COMMENTS
Latest News