Saxilnews.com
Madaxweyne Cali Khaliif Oo Maanta Booqasho Ku Tagey Deegaano Ka Tirsan Gobalka Cayn , Shirar Gooni Ahna La Qaatey Odayaasha Deeganka +  Sawiro 
June 29, 2017 - Written by suxufi
Farjano (Saxilnews):- Madaxweynaha Maamuka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Wefti uu hogaaminaayoayaa waxaa ay gaadheen Deganka Farjano Eek a tirsan gobalka CAYN

Image may contain: 1 person, standing

Madaxweynaha ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degankaasi waxa uuna shirar laqatay odayaasha deganka

Oodayaasha iyo waxgaradka deganka farjano ayaa simugleh Wada hadalka maamulka Khaatumo uu kula jiro dawalda Somaliland

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 13 people, people standing

Madaxweyne galaydh ayaa baaq u diray beesha caalamka iyadoo degankan ay isugu soo xaroodeen boqolaal qoys oo kuwo xooluhu ka dhamaadeen

Image may contain: sky and outdoor

Ugu danbayn Dadka Reer Farjano Ayaa Si weyn Ugu Faraxsanaa Imashaha Madaxweynaha Yagoona Sheegay In Ay Taageersan Yihiin Xukiimada Xaatumo

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 4 people, people standing, beard and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, outdoor

I

COMMENTS
Latest News