Saxilnews.com
Madaxweynaha Ugandha Oo Goor Dhoweyd Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Moqdisho + (Sawiro).
September 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Moqdisho  (Saxilnews):-  Madaxweynaha Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musaveni ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

u

Waxaa garoonka ku soo dhoweeyey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Somalia.

Waxaa loo sii gudbiyey hoolka uu ka dhacayo shirka IGAD oo ku dhow garoonka Aadan cadde.

Madaxweyayaasha IGAD ayaa ku soo qulqulaya Muqdisho waxaana la sugayaa Madaxwenayaal kale.

u1

u2u3

 

COMMENTS
Latest News