Saxilnews.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Weftigii Taliyeyaasha Ciiddanka Iyo Wasiirro Ah
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Weftigii Taliyeyaasha Ciiddanka Iyo Wasiirro Ah

Abu-dhabi(HWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadhimo sharafeed is xogwareysi ah qasriga Emirates palace oo uu degan yahay ugu sameeyay xubno ka tirsan xukuumada Somaliland oo shalay ka dhoofay madaarka cigaal International Airport, isla markaana gaadhay imaaraadka carabta gaar ahaan Abu-dhabi, iyagoo ka koobnaa wasiirka Isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada-da, gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland, taliyeyaasha Ciidan Jamhuuriyadda Somaliland, ujeedada safarkooduna la xidhiidhay hirgelinta iyo ka midho dhalinta mashaariicda Imaaraadka Carabtu Somaliland Ka Taageerayaan.

Marti-qaadkan Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi  qasriga
 

COMMENTS
Latest News