Saxilnews.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diray Muj: Cabdiraxmaan Aw Cali Geerida Sodogii Ku Timi.
March 1, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa dhanbaal Tacsi ah u diray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Muj: Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo sodogii geeriyooday. Sida lagu sheegay War-saxafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyadda oo nuqul kamid ah lasoo gaadhsiiyay Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com kaas oo u dhignaa sidan.

download

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

COMMENTS
Latest News