Saxilnews.com
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Deegan Ka Tirsan Somaliland U Soo Magacowdey Gudoomiye Cusub
June 14, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Garoowe (Saxilnews):- Madaxweynaha maamulka Puntland Prof Cabdi Wali Cali Gaas ayaa waxaa uugudoomiye cusub u soo magacowdey deeganka Taleex ee goablka Sool kaas oo uu u soo magacaabey Muddane Maxamed Rooble Ciise

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News