Saxilnews.com
Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya BBC-da la hadlay
August 7, 2018 - Written by editor

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya BBC-da la hadlay

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Axmed Cabdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay laanta af-soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay qaabka loo doortay iyo waxa laga fili karo.

Doorashada madaxweynaha cusub ayaa timid, kadib markii uu xilka iska wareejiyay madaxweynihii hore ee deegaankaasi, Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmahan ba wajahay cadaadis.

Haddaba madaxaweynaha cusub ayaa waxaa uu khadka taleefonka ee Jigjiga ugu warramay weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato

COMMENTS
Latest News