Saxilnews.com
Madaxwayne Siilaayo Miyuu Moog-Yahay In Khubad-Sanaddeedkiisii Laga Sugayo Mise…..
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnewaa) Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Sanadka Kasta Marka Uu Dhamaado Waxaa Uu Ka Jeediyaa Labada Golle Ee Guurtidda Iyo Wakiiladda Khudbad-Sanadeed Taas Oo Uu Ku Sharaxo Waxii U Qasoomay Muddadaasi Sanadka Ah Iyo Marxalaha Lagu Jiro.

Sanadka Ayaa Waxaa Aad Shacabka Dalku Ugu Dhagtaagayee Khudbadda Siiraanyo Oo Laga Wadda Eegayay Waxyaabo Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Abaart, Doorashooyinka Iyo Waxii Talo Waayeel-Nimo Ah Ee Dhaxal Ahaan Ugu Hadhi Karaya, Mar Haday Tahay Khudbadiisii Ugu Dambaysay,

Waxaase Aan Wali Muuqan Wax Tabaabushe Ah Oo Loo Galay Sidii Khubaddan Madaxwaynaha Loogu Diyaarin Lahaa. Xili Ay Waddanka Ka Jiraan Xaaladda Adagi Haday Tahay Abaar Iyo Muran Doorasho Oo Aan La Mudayn Xiliga La Galayo,

Isku Soo Wadda Duuboo Haddii Khubaddan Madaxwayne Siilaayo Baaqato Waxaa Sii Laba Jibaar-Maya Dareenka Ah In Uu Moog-Yahay Madaxwaynahu In Laga Sugayo Khudbad-Sanaddeedkii.

COMMENTS
Latest News