Saxilnews.com
Madaxwayne Siilaanyo Xilka Qaadista Wasiir Kuxigeen Arimaha Debeda Kayse Guray Miiska Soodhigay Shirkii golaha wasiirada ee saaka, Markii uu kagaadhay Dantuu Kalahaa iyo Odayo Dhaqameedyo Ugurmaday
December 3, 2015 - Written by admin

Hargeisa (SAXILNEWS.COM)_ Madaxwayne Siilaanyo  ayaa Miiska Soo Saaray Xilka Qaadista Wasiir Kuxigeen Arimaha Debeda Somaliland Mr  Kayse Guray  oo Mudo kooban uu Xilkaas Hayay, Kadib Markii ay Madaxtooyadu Kagaaadhay Dantii  ay   Kalahayd  oo ahayd  in  Lagu  iib Geeyo Qayb Kamid  ah Buurta Dalxiiska  ee Gacanlibaax taas oo ay Xukuumadu   Ka,iibisay  Qayb Kamid ah  Maal Qabeen Carbeed.

kase Guray   ayuu Wiilka Madaxwayne Siilaanyo Sodoga uyahay  ee Maashe Omar  kadhigay  Wasiir Kuxigeen Arimaha Debeda Somaliland Inkasta  oo  uu Hore  Godobo Siyaasadeed  iyo aflagaadooyin Cadcad Kayse Guray  ugula Kacay  Madaxwayne Siilaanyo.

Markii Wasiir Kuxigeenka Arimaha Debeda Laga DHigay kayse Guray Waxa ay Dadku Moodayeen in uu Siilaanyo Iska Cafiyay Balse Waxa  Hada Soobaxday in Lagu Dangaadhayay oo Kaliya.

Sida Xoggo Madaxtooyada Udhuun Daloola U Xaqiijiyeen  Somalilandlive Media   Kayse Guray  ayaa Markii uu Kawar Helay  in Xilka Qaadistuusu Miiska  Taalo ayuu U Qayl Dhaan Dirsaday Odayo Dhamaqameed Beeshiisa Kasoojeeda Kuwaas oo Madaxwayne Siilaanyo Gudoodi ugu Tagay,  kana Kadlbaday in uu Cagta Udhigo Xilka Qaadista  Wasiir Kuxigeen Arimaha Debeda Ila Wareeyadu Maxa Qiijin in  madaxwayne Siilaanyo Ka aqbalay   Ergada Odayaasha   iyo in In kale,  odayada uu Kayse Guray  Ergo ahaan Udirtay ayaa Magacyadooda Lagu Sheegay   Caaqil Abdi Afey  iyo Oday Xariir Dhako Buur    waxana Wararku Intaas Kudarayaan in Madaxwayne Siilaanyo Kadalbaday in ay Hebeenka  Sabtida ah  Kusoo Laabtaan.

Isku Soo Wada Xoori oo Wasiir Kuxigeen Kayse  Guray oo Maalmo Kooban uun Faraha Lagay Xayn Daabka Xukuumada Siilaanyo  ayaa  Durba U Muuqada in Daaqada Laga Tuurayo

 

SAXILNEWS005@GMAIL.COM

COMMENTS
Latest News