Saxilnews.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo Goor Dhaw Ka Qayb Galaya Xaflad Ay Qabsanayaan Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Iyo Ujeedada Xafladu Daaran Tahay
September 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa saaka ka qayb galaya xaflad ay qabsanayaan gudida komishanka doorashooyinka Somaliland.

Waxaana xaflada oo ka qabsoomaysa hotel Maansoor ee magaalada hargeysa sida naloo sheegay ujeedadeedu daaran tahay arimo khuseeyo doorashooyinka Somaliland iyo waliba xaflad loo samaynayo xidhitaanka diiwaangalintii codbixiyayaasha ee sida nabad galiyada ah uga qabsoontay dalka Somaliland.

Ciidamo tiro badan oo kuwa booliska ah ayaa lagu soo daadiyay jidadka waa wayn ee magaalada hargeysa,iyaag oo sugaya amaanka

COMMENTS
Latest News