Saxilnews.com
Madaxwayne Manta Ka Hor Xagaad Ku Maqnayd Gudoomiye C/raxmaan Cirro
July 27, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxwayne Manta Ka Hor Xagaad Ku Maqnayd Gudoomiye C/raxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani

 

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ayaa Madaxwayne Siilanyo Ku Tilmaamay Madaxwayne Aan Dalka Joogin Waxaanu Yidhi

” Madaxwayne Manta Ka Hor Kumanaan Arrage Xageed Joogtay Madaxwayne Dalka Adiga Kamasuule Xagaad Joogtay Madaxwayne Hadaba Waxaanu Kaa Codsanaynaa Inaad Doorashada Qabto Oo Aad Masuulyadeed Tuurta Uridato Oo Ku Dadaasho Doorasho Inaad Dalka Ka Qabto Gudoomiye Ciro Ayaa Sidaa Yidhi

  • download

COMMENTS
Latest News