Saxilnews.com
Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Shacabka Somaliland Ku Amray Salaada Roob Doonta Laga Tukan Doono Wadanka
April 24, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweynaha JSL oo maanta salaadii jimcaha dadweynaha kula tukaday Caasimada Hargaysa ayaa si dheer ugu duceeyey dalka duunyada  iyo dadweynaha Somaliland oo ay haysatay xaalad roob yaraan ah, iyadoo ilaahay mahaddii ay dhibixda roobku ku soo daadatay caasimada ka hor intii aan salaadaasi laga bixin dhibicdaas oo Madaxweynaha laftiisu isu dhigay oo ay ku dul da’day.

COMMENTS
Latest News